xawaaladaha corridors waa kuwa in ta badan leh hab xawilaadeed wanaagsan. Waxa ay kugu xidhaysaa adiga Saaxiibadaa iyo Qayskaaga Wadankii. Waxay ku siinaysaa hab aad Bulshadda ku maalgeliso si ay u sameeyaan Horumar iyo koritaanka rajada fog. Dahabshiil wax aka go,an inay caawiso dadka Muhaajiriinta iyo iyo Ajaanibta waxay lacag ugu diraan Dibada si deg deg ah, amaan ah, iyo cadaalad ah.
Sababood oo loo isticmaalo Dahabshiil
Dahabshiil waxay bixisaa khidmado qiima jaban ah si ay u taageeraan xawaaladaha lacagta loo siman yahay. Khidmadaheenu had iyo jeer way ka hooseeyaan celcelis ahaan kuwa adduunka ee 7-10%. Waxaanu soo saaraa appka xawilaada oo si fudud loo isticmaali karo oo leh adeegyo eWallet ah si lacag dirista ay ugu fududaato. U dir lacag adoo u diray si dhakhsi/ isla markiiba. Waxaa na xakameynaya Financial Conduct Authority (FCA) ee Boqortooyada Ingiriiska oo dhammaan xawilaadaha waxay la socotaa 100% lacag-celin dammaanad ah nabadgelyadaada.
Ko soo biir Dahabshiil sidaa darteed waxaad ku xawilan kartaa lacagtaa si degdeg ah
Marinnada Xawaaladeed ee Ugu Muhiimsan
Isku uruuri qaababka lacag dirista adoo adeegsanayo dalka loo dirayo ama dalka laga qaadanayo si aad dhakhso ugu hesho marinkaaga. Taxaalka hoos ku qoran wuxuu muujinayaa marinnada lacag-diris ee ugu muhiimsan iyo kuwa ugu sareeya ay macaamiisheenu codsadaan. Haddii dalalka isku lamman ee aad raadineyso aysan halkan ku jirin, hubi dhammaan dalalka iyo dhulalka lacagaha loo diro ee la heli karo si aad lacag ugu dirto Dahabshiil..